Meel Trump soo galay Qadaadwayn ma joogeysee, waa lakala leexiyaa Somaliland & Somaliya..
Odaygii habra laaye, waa Trump’e ayaa xalay islaan kale ku sabaaxadeeyey dixda maraykanka. Trump oo lagu yiqiin gagabinta iyo luqunjibaarka xaawalayda oo hore ugu soo caan baxay lootadii uu ku gagabiyey islaantii Kilintan waa heleriye’, ayaa xalay hadana isku laba rogay baaniyaaladdii kamaala.
Trump ayaa hanjabaadihiisa xiligii uu doorashada ku jiray waxaa ugu waynayd inuu in kabadan 20 milyan ka masaafurin doono Maraykanka. Dadkaas ayaa u badan kuwo aan weli sharciga helin oo uuu ku eedeeyey inay dalkiisa sharci daro iyo derbi ka bood ku soo galeen. Waxaa kaloo uu iyana dhowr jeer sheegay inuu qaar badan oo haaysta dhalashada maraykanka kala noqon doono ka dibna masaafurin doono.
Dadyowgan ayaa waxaa ka mid ah somali badan oo siyaabo kala duwan wadanka usoo gashay ama derbi haka soo boodeen ama diyaarade.
Inkastoo dad badan oo ajaanib ahi aanay xalay si wacan u seexan cariga Maraykanka, hadana sida wararka aan ku helayno waxaa sardho wacan la’day shacabka Somaliland ee ku dhaqan Maraykanka. Reer Somaliland ayaa 100% u codeeyey Trump iyo xisbigiisa ka dib markay isaga huleeleen xisbiga dimuqraadiga oo sanadihii u danbeeyey isu bedelay faqash & qadaadweyn-party.
Isku soo wada duuboo waxaynu sugnaa waa kala hufka iyo kala haadinta Trump iyo Ictiraafka Somaliland oo uu si dhakhso leh ugu dhowaaaqo.
SomalilandVoice.com
Washington DC